List/Grid

Monthly Archives: December 2012

Coat_of_arms_of_Somalia

Shaqaalo dowladeed awood u yeeshay ku takrifalidda hantida Qaranka

Dowlad kastaa oo jirtaa waxa ay leedahay sharci u gaar ah oo ay ku maamusho dalkeeda iyo dadkeeda, sharciguna waa inuu qabtaa shaqsi kastaa oo dambi galaa ha ahaado shacab,… Read more »

tarsan

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir oo ka badbaaday isku day dil

Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan) Muqdisho ayaa maanta oo Isniin ah ka badbaaday isku day dil, kaddib markii nin ka tirsan shaqaalaha xafiikiisa oo ay… Read more »

isbadal

Daawo Muuqaalkii u Dambeeyay ee laga soo duubay Magaalada Muqdisho.

Muuqaalka Maanta waa Muqaalka Guud ee Degmooyinka Gobolka Banaadir ee Magaalada Muqdisho waxaan idiinla wadaageeynaa Amaanka iyo isbadalka ka dhacay dalka Maanta. Hadaba Aqristoow ku daawo muuqaalkan goobo kala duwan… Read more »

punt

Puntland oo ay ku soo badanayaan ururada siyaasadda (Falanqayn)

Garowe (Caasimada Online) Iyadoo weli maamulka Puntland uusan shaacin xilliga la qabanaayo doorashada maamulkaas, oo ku beegan 8-da bisha January 2013-ka, ayaa haddana waxa sii kordhaya ururada siyaasadda eek u… Read more »

gedo

Xiisad dagaal oo ka taagan Baardheere

Baardheere (Caasimada Online) Wararka naga soo gaarayo degmada Baardheere ee xarunta gobolka Gedo ayaa sheegaya in xiisad dagaal ay ka taagan tahay halkaas, kaddib markii la sheegay in magaalada ay… Read more »

r

Daawo Sawirada dadkii ku dhintay Shil Gaari oo ka dhacay Liibiya

Halka ka Daawo dadkii Tahriibka ahaa ee ku dhintay ShiLKA gaari oo ka dhacay dalka Liibiya.                            … Read more »

ahlusuna1

Ahlu-Sunna oo heegan buuxa gelisay ciidamadeeda + Sababta

Ururka Ahlusuna ayaa heegan buuxa waxaa ay gelisay ciidamadadeeda jooga Gobolka dhexe degmooyinka ay ka maamusho kadib Shir todobaad socday oo ay yeesheen Masuuliyiinta maamulka Ahlusuna. Masuuliyinta Ahlusuna ayaa shaacisay… Read more »

raas

Jabhada Raaskambooni oo beenisay dilka Nabadoon Qalinle

Ururka Raaskambooni ayaa beeniyay inay ka dambeeyeen Nabadoon lagu dilay magaalada kismaayo oo ciidankooda iyo kuwa AMisom ay joogaan. Afhayeenka Ururkaas Cabdinaasir Seeraar oo warbaahinta lahadlay ayaa beeniyay jiritaanka warkaas… Read more »

hillary-clinton021

Hillary Clinton oo cusbitalka la dhigay

Xoghayaha Arimaha dibadda ee Mareykanka Hillary Clinton ayaa la dhigay cusbitalka, ka dib markii, madaxeeda laga helay, gunud dhiig ah ama xinjireysatay, taasoo loo maleynayo inay ka dhalatay jug dhawaan… Read more »

baaaaaaaaaaaaaaaaaa

Baarlamanka oo amar culus siiyay wasaaradda maaliyadda Dowladda

Baarlamanka Soomaaliya ayaa mudo u qabtay Wasaarada Maaliyada Xukuumada Soomaaliya inay soo bandhigto gunada ku baxda ciidamada dowlada Soomaaliya ee ka dagaalaya Gobolada dalka. Kadib markii maalintii shalay Baarlamanka Soomaaliya… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.