List/Grid

Monthly Archives: November 2012

Shariif-Xasan5

Shariif Xasan oo wada qorshe maamul Goboleed ka kooban 6 gobol.

Gudomiyihi hore ee Barlamanka Somalia  Shariif  Xasan Sh Adan ayaa waxaa uu mudoyinka danbe laba jibaray dadaal uu ku doonayo in  Gobolada Konfureed ee Somalia  samaystaan hal Maamul Goboleed. Shariif … Read more »

arab beauty

Carabta iyo Quruxda: Afarley toban ah oo ay gabdhaha ka eegaan!

Soomaalida oo keliya ma aha, ee carabta lafteedu waxay tiraahdaa: (Naag wanaaggeed ma dhamaystirna haddaanay afar u caddayn, afar u casayn, afar ciriiri u ahayn, afar u carfayn, afar u… Read more »

xaamud

Caqabadaha Hortaagan howlgallada Ciidanka Huwanta ee Shabeloyinka.

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM oo bilihii ugu danbeeyay gaarayay guulooyin isdaba jog ah islamarkaasna magaalooyin iyo degmooyin farabadan kala wareegayay Al-shabaab ayaa maalmihii ugu danbeeyay waxaa hakad ku… Read more »

ma

Madaxweynaha oo ku laabtay Xamar.

Goordhow Waxaa garoonka Aadan Cadde kasoo dagay madaxwaynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo. Wafdiga uu madaxweynha Soomaaliya horkacaayay ayaa waxaa kamid ahaa Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya ahna wasiirka arrimaha dibedda… Read more »

TOPSHOTS  Levante's midfielder Vicente I

Arsenal Arsene: Barcelona sidaan ma ahaateen Messi la’aantiis.

Tababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa rumeysan inaysan Barcelona waxba ahaateen hadii aysan heysan Lionel Messi. Weeraryahanka xulka Argentina, ayaa sedax gool u jira inuu jebiyo Rikoorka gool dhalinta hal… Read more »

Wararkii

Maxaa maanta la isla dhex marayaa suuqa kala iibsiga?

Suuqa kala iibsigu hada waa xiran yahay laakiin ma dhamaadaan wararka xanta ahi, halkaan ka aqriso wararkii ugu dambeeyey ee Wargeysyada England ka qoreen. Xanta toos ka ah ee suuqa… Read more »

Kismaay1

Kooxo hubaysan oo goordhow dil ka gaystay Kismaayo.

Ciidamada Huwanta ee jooga Magaalada Kismaayo ayaa howlgal kawada duhurnimada maanta Xaafada Shaqaaalaha oo goordhow dil uu ka dhacay. Kooxo hubaysan ayaa goordhow waxaa ay ku dileen Xaafada shaqaalaha qof… Read more »

Josep+Guardiola+Not+Renewing+His+Barcelona+Contract

Pep Guardiola oo noqonaaya tababaraha xiga ee Man City.

Pep Guardiola ayaa heshiis is af-garad ah la gaaray kooxda Manchester City, sida uu daaha ka qaaday wakiilka Fifa, waxaana sidaas qoray Wargeyska Daily Mirror. Tababaraha Spanish ka ah ayaa… Read more »

221919hp2

CR7 oo la dhacsan inuu ka mid yahay musharixiinta Ballon d’Or.

Weeraryahanaka kooxda Real Madrid Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in loo doorto liiskakama dambeysta ah ee abaal marinta Ballon d’Or. Kabtanka xulka Portugalayaa waxaa liiskaan ku wehliya… Read more »

M v B

Modric oo Gareth Bale u sheegay inuu kusoo biiro Real Madrid.

Luka Modric ayaa u sheegay Gareth Bale inuu kula biiro Real Madrid — isagoo sheegay inay si wadajir ah ugu ciyaari karaan kooxdan. Ciyaaryahaankii hore ee qadka dhexe Spurs ayaa… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.