List/Grid

Monthly Archives: October 2012

America

Dowlada Somalia “AMISOM iyo IGAD uma taal arrinta Kismaayo”

Danjiraha dowladda Soomaaliya u fadhiya magaalada Nairobi ayaa sheegay in maamul u dhisidda magaalada Kismaayo ay tahay shaqo u taal dowladda Soomaaliya iyo dadka deegaanka, balse aanay ahayn hawl u… Read more »

AMISOM1

Kenya oo kashiftay sir in badan u qarsooneyd AMISOM.

Dowladda Kenya ayaa kashiftay sir in badan u qarsooneyd Amisom oo ah tirada rasmiga ah ee askarta looga dilay gudaha Somalia, waxaana Kenya ay tiri in in ka badan laba kun… Read more »

quran

Raddin Shubbaha ah – Muxammad (NNKH) wuu dagaalamay!! (Taxane qoraallo lagu difaacayo Suubanaha)

RADDIN SHUBBAHA (Qoraal ka yimid Murtad Soomaaliyeed) Aqristayaasha qiimaha badanoow!! waxaan arkay arrin aad iiga fajacisay, anigoo kujira sanduuqa warqadaha ee emailkayga, ayaan eegey sanduuqa qashinka, misna waxaan ugu tegey… Read more »

Gaas2

Gaas iyo Faroole oo ay ka dhex tafan tahay + Gaas oo loo hanjabay laguna amray inuu isaga baxo Boosaaso.

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Wali Maxamad Cali gaas  hadana ah xildhibaan ka tirsan Baarlamanka soomaaliya ayaa maanta waxaa u yeeray saraakiil ku sugan Boosaaso isagoo  hanjaabdna kala kulmay…. Read more »

saacid 16

Madaxwayne Reerkayagu Mansab (Xil) ma rabaan!!! (Qormo cajiib ah)

Waxaad mooddaa in dad badan ay haddiiba ku dhalatay ,toloow dowladda cusubi hankii loo qabay miyay ka hoos dhacday ? Madaxwaynuhu miyaanu go´aan gaari karin ,mise kuwii madaxwayneyaashii gacmaha iyo… Read more »

saaci

R/W Saacid oo saacadaha soo socda ku dhawaaqaya Xukuumadiisa.

Saacadaha Soo sacda ayaa lagu wadaa in Ra’Iisul Wasaaraha Soomaaliya uu ku dhawaaqo Golahiisa Wasiirada cusub ee Soomaaliya. Wararka aan ka helayno Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ayaa waxa ay sheegayaan… Read more »

Al-Shabaab-gaari-tikniko-j

Shabaab iyo Dowladda oo dagaalay.

Duhurnimada Maanta waxaa dagaal xoogan  uu ka dhacay deegaanka Qansax dheere ee duleedka magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay. Dagaalyahanada Shabaab oo maalmaha kor u qaadayo weerarada gaadmada ee Dowlada… Read more »

be

Taliye sare oo laga dilay Dowladda.

Warar hada soo dhacaya ayaa sheegaya in magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka hiiraan lagu dilay Taliyihii Ciidamada dowlada soomaaliya ee gobollka hiiraan. Taliyaha ayaa waxaa la tilmaamayaa inuu toogtay askari… Read more »

turkey-somalia

Turkiga oo shidaal ka baari doona meelo ka mid ah Somalia.

Shirkadda saliida iyo gaaska Turkiga ee Genel Energy Plc, ayaa howl shidaal sahmin ah ka billaabi doonto waqooyi bari Somalia, sanadka soo socda. Waxaa sidoo kale xigi doona in shidaal… Read more »

roob-mahiigaan

Biriq dad ku dishay meel Somalia ah.

Gobolada dalka Soomaaliya waxaa hada ka curtay roobabka Xiliga xagaaga kaas oo ay dadka ku diirsadeen. Roobabkan ayaa waxaa ay yimaadeen iyadoo xili kulaylo lagu jiray,beeraha iyo Xoolahana iyo Bani’aadamkuba… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.