Monthly Archives: September 2012
Dowladda Somalia oo soo saartay qorshe cajiib ah oo ku wajahan guryaha magaalada Muqdisho.
Kulan looga hadlayay Sida ugu haboon ee loo Sugi karo Amaanka Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaliya ayaa Maanta Muqdisho waxaa ku yeeshay Sii hayaha Xilka Wasiirka Arimaha Gudaha iyo amaanka… Read more
Kooxo Hubeysan Oo Goordhow Ku Dilay Gaarisa Labo Boolis Ah
War hadda naga soo gaaray magaalada Gaarisa ee gobalka waqooyi bari dalka Kenya ayaa sheegaya in kooxo hubeysan goordhow ay ku toogteyn halkaas labo boolis ah. Waxa kaloo kooxda hubeysan… Read more
Warbaahinta Caalamka oo siyaabo kala duwan uga hadashay ka bixitaankii Al-Shabab ee Kismaayo?
Ciidamada dowladda Soomaaliya oo gacan ka helaya kuwa dalka Kenya ayaa waxay maalmahan dambe ku sugnaayeen duleedyada magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka Jubada Hoose, iyadoo magaaladaasina ay isaga bexeen Xoogaggii… Read more
Xaaladda Ammaan ee magaalada Muqdisho oo laga arrinsaday.
kulan ay maanta isugu yimaadeen Wasiirka Arimha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumaeda waqtigeeda uu dhamaaday C/samad Macalin Maxamuud, Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, Saraakiiisha… Read more
Torres oo sheegay inuu sanadkaan diyaar u yahay inuu ciyaaro kulamo badan.
Fernando Torres ayaa qirtay inuusan wax nasiino ah u baahneyn sida Juan Mata ka dib markii uu sedax dhibcood oo nadiif ah Chelsea gacanta ka saaray kulankii horyaalka Premier League…. Read more
Ashley Cole iyo Frank Lampard oo laga yaabo inay ka tagaan Chelsea + Sababta.
Frank Lampard iyo Ashley Cole ayuu u sheegay milkiilaha Chelsea Roman Abramovich inaan loo kordhin doonin qandaraas ay waqti dheer kooxda kula joogaan. Labada ciyaaryahan wuxuu qandaraaskoodu dhacayaa dhamaadka xilli… Read more
Ronaldo: “Waxaan doonayaa inaan noqdo xidiga ugu mushaarka badan K/cagta”
Majalada kasoo baxda dalka Spain ee lagu magacaabo Marca ayaa qortay in Cristiano Ronaldo uu u buko in laga dhigo xidiga ugu mushaarka badan kubada cagta caalamka, waxayna taasi ka… Read more
Liverpool oo si gaar ah ula socota xaalada qasan ee Mezut Ozil.
Kubad sameeyaha kooxda Real Madrid iyo xulka Germany Mezut Ozil, ayaa waayadaan wuxuu ku dhibtooday siyaasada Jose Mourinho ee ku aadan sidii uu boos joogta ah uga heli lahaa kooxda…. Read more
Wararkii ugu dambeeyay magaalada Kismaayo iyo ciidanka huwanta oo..
Ciidamada Soomaalida iyo Kenya ayaa maanta cagta Saaray qaybo kamid ah magaalada Kismaayo kuwaas oo lugta ku socday. Dagaalyahanada Huwanta ayaa waxay xilligaan cagaha la-soo galeen Xaafadda Calanley oo dhacda… Read more
Juventus oo dooneysa inay Man Utd ka afduubato Luis Nani.
Juventus ayaa diyaar u ah inay Manchester United ka qaadato xidiga aan ku faraxsaneyn joogidiisa United ee Luis Nani. Juve ayaa ku rabta xidiga garabka ka ciyaara 12 milyan ooginni,… Read more












