List/Grid

Monthly Archives: August 2012

breaking-news caasimada

Al-Shabab oo soo riday diyaarad Kenya ay leedahay iyo dagaal xoogan oo ka socda duleedka Kismaayo.

Wararka Magaalada Kismaayo ka imaanayo Galabta ayaa waxaa ay sheegayaan in Dagaalkii ugu xoogaana uu ka soconayo deegaano u dhaxeeya Afmadow iyo Kismaayo. Al-Shabaab ayaa shaaciyay Goordhow inay soo rideen… Read more »

Baarlamaanka-Cusub

Goorta la qabanayo doorashada Madaxwaynaha oo lagu dhawaaqay.

Kadib markii maanta ay kulmeen Golaha doorashooyinka Madaxwayne ee Soomaaliya ayaa Warar hordhac ah oo aan ka helayno Kulankii ay maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga qaban qaabada doorashada Madaxweynaha… Read more »

Ciidamada-AMISOM

Maxay Amisom ka tiri goobaha la sheegay in Shabab ay la wareegtay?

Taliska Ugu sareeya AMisom ayaa beeniyay maanta in lagala wareegay deegaano dhowr ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha hoose oo mudo bil ay gacanta ay ku hayeen Amisom. Taliyaha Ciidamada Uganda… Read more »

ilko-xanaf

Maxkamada Sare: “Guddoomiyaha Baarlamanka & Ku-xigeenadiisa ayaga ayaaba Sharci aheyn”

Iyadoo shalay markii ugu horeeyay kulanka baarlamaanka Soomaaliya ay soo xaadireen qaar ka mid ah hogaamiye kooxeedyadii hore oo ay soo fasaxday maxkamada sare ee Soomaaliya, oo anan hadana la… Read more »

al-shabaabmi6

Dagaal yahanada Al-Shabab oo dib ula wareegay Goobo ka tirsan Sh/Hoose.

 Ciidamada Ururka Al-shabaab ayaa dib waxaa ay ula wareegeen deegaano muhiim ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha hoose oo dhawaan ay gacanta Dowlada iyo Amisom soo gashay. Sida Shabakada Caasimada ay… Read more »

shariif xasan iyo gaas

Gaas iyo Kenya oo wada shirqool ka dhan ah Somalia iyo Shariif Xasan oo lagu shukaaminayo. “SIR CULUS”

Guddoomiyihii hore ee Baarlamanka Somalia Shariif Xasan Sheikh Adan ayaa ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya oo uu gaaray shalay, malamo kadib markii siyaasaddiisu ku fashilantay doorashadii guddoomiyaha Baarlamanka… Read more »

alshabaab-new

Madaxdii Al-Shabab oo hal Magaalo isugu tagay “XOG MUHIM AH”

Xubnaha Al-Shabaab iyo madaxdooda caanka ah ayaa u isugu tagay magaalada xeebta ah ee Baraawe, oo 170 kiiloomitir koonfur ka ah Muqdisho, dadka deegaanka ayaa sidaas sheegay. Tani waxa ay… Read more »

doora

Waxyaabaha looga hadli doono kullan-ka Gudiga doorashada Madaxwayne.

Gudiga Doorashooyinka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda ugu horeeyay waxaa ay ku yeelanayaan magaalada Muqdisho. Gudigaan oo ka kooban 15 xubnood  gudoomiyana looga dhigay Gudoomiyihii Baarlamanka Kumeelgaarka Jen.Muusa Xasan Cabdi ayaa… Read more »

1_baydhabo

Maamulka Dowlada ee Baydhabo oo soo bandhigay Maydka ruux Shabaab ka tirsan oo Qarax Aasayay + Sawiro

Maamulka Dowlada ee magaalada Baydhabo ayaa waxaa ay soo bandhigeen ruux ka tirsan maydkiisa oo qarax ku aasayay magaaladda baydhabo. Ruxaan ayaa la dilay xili uu qarax ku aasayay mid… Read more »

Tahniyad-Aroos1

Hambalyo ku socota qof qaali nagu ah.

Dhammaan akhyaarta hoos ku qoran oo kala jooga wadanka gudihiisa iyo dibaddiisa waxay hanbalyo iyo bogaadin aan la soo koobi karin hawada u marinayaan Mudane Muhidiin Osman Ahmed iyo Marwa… Read more »

Copy Protected by Chetans WP-Copyprotect.