Monthly Archives: June 2012
Madaxwayne Shariif oo lagu weeraray Duleedka Muqdisho
Muqdisho(Caasimada.com)-Madaxwaynaha Dowlada KMG Soomaaaliya Shariif sheekh Axmad ayaa galabta waxaa inta udhaxaysa Magaalada Muqdisho iyo Degmada Balcad ugalay Ciidamo katirsan Al-shabaab oo si aad ah ugu kacsan Xukuumada Shariif. Madaxwayanaha… Read more
Madaxweyne Shariif oo booqasho lama filaan ah ku tagay Balcad
Balcad(Caasimada.com)-Madaxweynaha Dowlada KMG Soomaliya Shariif sheekh axmed ayaa goordhaw booqasho ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha dhaxe oo dhawaan ay kala waregeen ciidamda dowlada iyo kuwa midowga afrika ee… Read more
Ciidamo katirsan DKMG oo ay kooxo hubaysan ku dileen Beladxaawo.
Beladxaawo(Caasimada.com)-Iskahor Imaad ayaa wax Maanta kudhexmaray inta udhaxaysa Baledxaawo iyo Garbahaareey Ciidamada Dowlada iyo kooxo hubaysan oo aan lagaranaynin. Dagaal dhexmaray labada dhinac ayaa waxuu kadhacay Tuulo lagu magaacabo Barqaawo… Read more
Kooxo ku labisan dareeska Ciidamada DKM oo dhacay Xawalada Mustaqbal
War goordhow soo dhacay ayaa sheegaya in kooxo hubaysan ay dhac ugaysteen Xawaalada Mustaqbal laanta ay kuleedagay Degmda Waabari. Kooxaha wax dhacay ayaa waxaa ay kulabisnayeen dareeska Ciidamada Dowlada islamarkaana… Read more
Bashir Abdi oo kaalinta 8aad ka galey 5000m
Ciyaaryahan Bashir Cabdi oo degan magaalada Gent islamarkaana ka tirsan xulka Qaranka oradada dalka Beljamka oo ka mid ahaa ciyaartooydii ka qayb gashey cayaaraha ka socda caasimada dalka Finland ee… Read more
Ciidamada Hiil oo goordhow lagu wado inay yimaadaan Muqdisho.
Muqdisho(Caasimada.com)- Ciidamo kasocda Dowlada Jabuuti ayaa lagu wadaa in maanta ay soo gaaraan Magaalada Muqdisho oo ah Xarunta Dowlada iyo Caasimada Dalka Soomaaliya. Sida ay inoo xaqiijinayaan Saraakiisha Dowlada Ciidamada… Read more
Shabab oo la sheegay in ka dambesay Afduubka ajaaniibtii laga watay Ifo
Mandheera(Caasimada.com) Dowlada Kenya ayaa ku eedaysay Afduubkii maalintii shalay kooxo hubaysan ay ugaysteen Shaqaalo Ajnabi ah oo kahowlagalayay Xerada IFO2 ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya inay ka dambeeyeen Ururka… Read more
Tarsan ” Shirwaynaha Somalia uma baaqanayo lacagta beesha Calamka”
Muqdisho(Caasimada.com)-Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmad Nuur Tarsan ayaa sheegay inaysan ubaajin doonin Doorashada Soo socota lacag kuxiran soo dhiibtaankeeda Beesha Caalamka. Maxamuud Axmad Nuur Tarsan ayaa farta ku goday inaysan… Read more
Dowlada Uganda oo Ciidamo horleh usoo diraysa Soomaaliya
Kampala(Caasimada.com)-DowladaUgandaayaa wacad kumartay in sii wadi doonto Tageerada ay siinayaa dowlada Soomaaliya ee dagaalka kula jirta Al-shabaab oo aan doonayn hanaanka ay kushaqaynayso Dowlada KMG. Madaxweynaha Dalka Uganda Uweri Museveni… Read more
Wararka Suuqa kala iibsiga cayaartoyda ee Wargeysyada Ingiriiska (Transfers Gossip)
Chelsea ayaa u muuqata inay fulusi doonto yabooha Real Madrid ay u sameysay Luka Modric oo 26 jir ah ayada oo soo bandhigi doonta 36 Milyan oo gani oo ay… Read more












