Monthly Archives: May 2012
Liverpool oo xulatay Macalinka Swansea City Brendan Rodgers.
Telefishika sky Sports ,ayaa waxaa uu shegaya in kooxada livepol ay gacata ku dhigtay maclinka Swansea city Brendan Rodgers kadib markii la si ku raacay mishaarka al siinlahaa macalinkasi,waxaana ay… Read more
Golaha Wasiirada Dowladda KMG oo ka hadalay marxadadaha wadanka ka jira.
shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga & Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo… Read more
Injineer u dhashay dalka Jarmalka oo lagu khaarijiyey waddanka Nigeria .
Nin u dhashay wadanka Jarmalka, ayaa lugu kharijiyey magalada Kano ee ku taala waqooyiga wadanka Nigeria sida ay xaqiijiyeen saraakiisha amaanka ee magaaldaasi. ingineerkan, u dhashay wadanka jarmalka, ayaa waxaa… Read more
Shabab iyo Al-Qa’ida oo Bu’ale ka cararay .
Malleeshiyaadka Alqaacidda ayaa isaga baxay degmada Bo’aale ee xarunta Gobolka Jubbada Dhexe, kadib markii ay ku soo dhawaadeen howlgallada ay Ciidmada XDS ka wadaan nawaaxigaaasi. Ila wareedyo lagu kalsoonaan karo… Read more
Kenya oo ku hanjabtay in ay Gacanta ku dhigeyso Kismaayo, kadib Afmadow.
NAIROBI, Kenya _ Cidamada Kenya ayaa ,manata dib u cusbooneysiyey dagaalkoodii ay kula jireen xogaga al -shabab iyo alqa’ida ee ku sugan koonfurta wadanka Soomaaliya maamlmo kadib markii werararo argigixiso… Read more
Shirka Soomaalida ee Istanbul oo si rasmi ah u furmay maanta. (Warbixin)
Shirka arrimaha Soomaaliya ee Istanbul oo goor dhow furmay ayaa waxaa khubad ka jeeddiyay Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo dowladda Turkey uga mahad celiyay sida wanaagsan ee ay u soo qaban… Read more
Dib u habeyn lagu sameynaayo Cidamada Bay iyo Bakool ku sugan
Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya ayaa sheegtay in ay wado ololle ballaaran oo dib u habeyn loogu sameynayo ciidammada dowladda ee ku sugan gobollada Baay iyo Bakool, kaddib markii deegaanno ka tirsan… Read more
Cudurka Dadka Xasuusta Ka Lumiya (Parkinson Disease)
Cudurka xusuusta dadka ka lumiya wuxuu ku dhacaa qayb ka mid ah maskaxda oo koontaroosha dhaq-dhaqaaqa muruqa. Ma jirto wax daawo ah oo loo hayo cudurka xusuusta dadka ka lumiya,… Read more
Qarax kale oo dad ku dilay dalka Kenya.
Qarax xalay ka dhacay meel dibedda ka ah maqaayad ku taalla magaalada waqooyiga Bari ee Kenya ee Wajir ee ku dhow xadka Somalia, ayaa dilay hal qof, islamarkaana dhaawacay saddex… Read more
Mareykanka oo wafti culus u diray shirka Somalia ku saabsan ee Turkiga.
Waaxda arrimaha dibedda Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inay Mareykanka ka qeyb gali doono shirka ku saabsan arrimaha Somalia ee maanta ka furmi doona magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Kaaliyaha… Read more












